Hadliye oo ka Hadlay Go'aanka Trump

Hadliye

Hadliye

Ururka Midowga Afrik ayaa maanta doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga oo ay ku tartamayeen shan musharrax, waxaana ugu dambayn xilka ku guulaystay wasiirka arrimaha dibedda ee Chad Mousa Faki Mahamat.

Haddaba doorashadan iyo go’aanka kasoo baxay madaxweynaha Maryakanka Donald Trump ee lagu mannuucayo dadka qaxootiga ah ee ka imanaya toddoba waddan oo muslim ah ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar oo ku sugan magaalada Addis Ababa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Hadliye