Xukuno laga Gaadhay Kufsigii Galdogob

Shan dhalinyaro ah oo lagu haystay fal kufsi ah oo ka dhacay degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa maanta lagu riday xukunno isugu jira, karbaash, ganaax lacageed iyo xabsi u dhaxeeya 5 ilaa 10 sano.

Weriyaha VOA ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Galdogob