Dadaal Lagu Joojinayo Colaad ka Taagan Hiiraan

Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmareyiyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan, halkaas oo maalin ka hor lagu diley dad abaar uga soo qaxay degaanadooddi.

Wariyaheena Xussen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo hayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Nabada Hiiraan