Xeer Ilaaliyihii Ciidanka Xooga Puntland oo la Diley

Boosaaso

Xeer Ilaaliyihii guud ee Maxkamada Ciidamada Puntland Kor. C/kariin Xasan Firdhiye ayaa maantay lagu dilay magaalada Boosaaso, kadib markii ay rag la sheegay in ay bustooladdo ku hubaysnaa ay rasaas ku fureen.

Weriyha VOA, Faadumo Yasiin Jaamac ayaa ka warbixineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilkii Firdhiye