Barnaamijka Wicitanka: Afhayeenka Gobolka Banaadir

Wicitaanka

Barnaamijka Wicitanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida uu gobolka banaadir ugu diyaargaroobayo marti galinta xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka kala yimid gobolada dalka. Waxaana marti ku ah afhayeenka gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane.

Waxaa soo diyaariyay oo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageysataha