Taxanaha Buugga: Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika

Jaamac Buulle iyo Cabdi Samatar

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa qoray buug uu ugu magac daray Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika, buuggaas oo uu si gaar ah ugu eegay Madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya alle ha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan iyo Ra'iisal Wasaarihii xilligaas Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.

Haddaba, waxaan barnaamij taxane ah ka samaynay nuxurka buuggaasi xambaarsan yahay.

Weriyaha VOA Jaamac Buulle Jaamac ayaa waraystay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo nagu soo booqday daartan VOA.

Your browser doesn’t support HTML5

Taxanaha Buugga Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika Q.1aad

Your browser doesn’t support HTML5

Taxanaha Buugga Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika Q.2aad

Your browser doesn’t support HTML5

Taxanaha Buugga Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika Q.3aad

Your browser doesn’t support HTML5

Taxanaha Buugga Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika Q.4aad