Wicitaanka Dhageystaha: Naceybaka ku soo kordhaya waddamada reer galbeedka

Wicitaanka

Wicitaanka dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhibaatooyinka naceybka ku saleysan ee ku soo kordhadhaya meelo ka mid ah waddamada reer galbeedka, waxaana marti ku ah C/qaadir Faarax Diiriye oo ah agaasimaha hay'adda nabadda iyo horumarinta ee Grace ee xarunteedu tahay magaalada Oslo ee dalka Norwey.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageysto Barnaamijka Wicitaanka