Xiisad ka Dhalatay Doorashada oo ka Taagan Baydhaba

Suuqa Baydhabo

Xaaladda magaalada Baydhaba ee gobolka Baay ayaa kacsaneyd 24-kii saac ee la soo dhaafay, kadib markii xiisad ay ka dhalatay doorashada Aqalka Hoose.

Waxaa jira eedeymo ku saabsan musuq maasuq la sheegay in lagu sameeyay doorashada Aqalka Hoose ee baarlamanka Somalia ee Baydhaba ka socoto.

Siyaasiga Aadan Saransoor ayaa ka mid ah dadka tirsanaya in caddaalad darro lagu sameeyey.

Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisad ka taagan Baydhaba