Doorashada Aqalka Hoose oo Muqdisho ka Billaabatay

Muqdisho

Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay ka bilaabatay magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuraasta Beelaha Banaadiriga.

Doorashadan ayaa ka bilaabatay Xarunta Gaadiidka Booliska Ee Magaalada Muqdisho oo amaankeeda si weyn loo adkeeyay.

Wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan goor dhow warbixintan Muqdisho nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Aqalka Hoose ee Muqdisho