Garsoorka Somaliland oo Yeelanaya Nidaam Casri Ah

Hay’adaha garsoorka Somaliand ayaa markii ugu horaysay yeelanaya nidaam casri ah oo xogta maxkamadaha lagu kaydinayo koombuyuutaro.

Hanaankan oo ay gacan ka gaysanayso dawladda Ingiriisku ayaa hawl wadeenada bixiya adeegyada garsoorka u sahlaya inay si fudud u keydiyaan xogta isla marahaantaana u tixraacaan kiisaska soo mara iyo halka ay ku danbeeyeen.

Weriyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa booqday qayabaha kala duwan ee nidaamkan laga hirgaliyay, warbixintan ayuuna nooga soo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Garsoorka Somaliland