Dhadhaab oo Carruurta Lagu Shaqeysto

Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa ku soo badanaya caruurta lagu shaqeysto, kuwaasi oo ka hara waxbarashdooda si ay u helaan lacag ay cuno ku iibsadaan

Wariyaha VOA ee gobalka waqooyi bari Maxamed Farax Shire, ayaa booqday dhawr dugsi oo ku yaala xarayaha qaxootiga ee Dhadhaab waxuuna inooga soo diray war bixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Carruurta Lagu Shaqeysto ee Dhadhaab