Warbixin: Fidel Castro iyo Soomaaliya

Fidel Castro

Waxaa geeriyooday Fidel Castro, hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba, kaas oo dalkaas oo xukumayey nus-qarnigii ugu dambeeyey. Fidel Castro wuxuu ka qayb qaatay dhaqdhaqaaqyo badan oo ka dhacay qaaradda Afrika oo ay ka mid ahayd dagaalkii Soomaalida iyo Ethiopia dhex maray.

Warbixintan gaarka ah, waxaynu ku eegaynaa doorkii Fidel Castro uu ku lahaa dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya, iyo weliba hindisihiisii ku aaddanaa in la mideeyo Soomaaliya iyo Ethiopia.

Waxaa warbixintan ku jira oo ka qayb qaadanaya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo General Maxamed Nuur Galaal.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Fidel Castro