Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa ka socda magaalooyinka Baydhaba, Garoowe, Cadaado iyo Jowhar, halka tii magaalada Kismaayo ay soo idlaatay.
Si katsaba, waxaa jira eedyenmo la xiriira musuq maasuq iyo wax is-daba marin oo hareeyey dooroashooyinka. Barnaamijka Faaqidaadda ayaan ku eegeynaa arrimahaas, waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda Toddobaadka