Dhageyso: Dhalinyaro Soomaali Mareykan ah oo La Xakumay

Xaakim ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ay soomaalidu u badanyihiin ee dalkan Maraykanka ee Minnesota xukun ku riday dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen isla markaana qorshaynayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya warriyaha VOAda Maxamuud Mascadde oo goob joog u ahaa madashii maxkamadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xukunka Dhalinyarada