Dadweynaha: Ha Laga Dhabeeyo Heshiiska Gaalkacyo

Dadka dagan Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland oo shalay kala saxiixdeen heshiis xabbad-jojin ah ugu baaqay inay heshiiska ka dhabbeeyaan cidiamada magaalada isku hor-fadhiyana kala qaadaan.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Cabdiwaaxid Macalin.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Galkacyo