Mareykanka: Weerarkii Gaalkacyo Laguma Beegsan Shabaab

Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweyay baaritaanno horudhac ah oo ay ciidamada taliska Mareykanka ee Afrika ku sheegeen in weerarkii lagu qaaday duleedka Gaalkacyo 28-kii bishii September ee sanadkan aanu ahayn mid al-Shabaab lagu beegsaday, sida ay markii hore Mareykanku ku andacoonayeen.

Mareykanka ayaa tilmaamay in maleeshiyo deegaanka aha oo aan Shabaab aheyn weerarkaasi lagu dilay, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Reuters. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Galmudug oo soo dhaweysay Hadalka Mareykanka ka soo yeerey