Wareysi: Keating oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashada

Danjiraha Q.M. ee Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka hadlay doorashada lafilayo inay dhawaan ka dhacdo Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay inay jiraan walaac ku xeeran doorashadaasi oo ay ka mid yihiin ammaanka iyo musuq maasuq.

Hadalkaasi ayaa waxa uu ku sheegey Keating wareysi uu siiyay wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa inoo soo koobaya warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Wareysiga Keating