Jabuuti oo Xoogga Saareysa Warshadaha

Dalka Jabuuti oo lagu tiriyo dalalka ay ku yaryihiin warshadaha ee Africa ayaa hada wada qorshayaal ay ku badinayo tirada iyo tayada warshadaha.

Qorshahaan ayaa waxaa wada wasaaradda Warshadaha ee Jabuuti.

Agaasimaha wasaaradda warshaddaha ee Jabuuti Abubakar Sidiiq Ismaciil Axmad ayaa dadaalka ay wadaan uga warramay wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Warshadaha Jabuuti