Ergayga Cusub ee UNHCR oo VOA La Hadlay

Maxamed Cabdi Afey

Ergeyga cusub ee ay dhawaan Hey’ada UNHCR u magacawday Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa VOA-da uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jiraan qaxootiga dib loogu celiyey Soomaaliya.

Mr. Afeey oo Nairobi ugu warramay wariyaheena Khadar Maxamud Xareed ayaa marka hore ka hadlayo howsha loo igmaday ee qaxootiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Ergayga UNHCR ee Soomaaliya