Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Somalia?

Baarlamaanka Soomaaliya

Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada siyaasadda. Lacagtaasi ayay ololayaashooda u adeegsanayaan musharrixiinta kala duwan si loo soo doorto.

Haddaba xaggee ayey lacagtan ka imanaysaa? Qaybtii koowaad ee warbixino arrintan ku saabsan waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Soomaaliya