Toddobaadka Soomaalida ee London oo Furmay

Ayan Mohamud Ashur

Waxaa magaalada London ka socda todobaadka dhaqanka Soomaalida oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada London ee xarunta dalka Britain.

Kulankan waxaa ka qaybgala dad magac ku leh bulshada Soomaalida oo waayo aragnimo u leh Dhaqanka, Suugaanta, Siyaasadda, Qoraalka iwm.

Martida ka qayb-gelaysa ayaa isaga kala timi deegaanada Soomaalida iyo wadamada qurbaha.

Ayaan Maxamuud Cashuur oo madax ka ah ururka soo agaasimay kulanka toddobaadka Soomaalida London ayaa u warantay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka Soomaalida ee London