Baarlamaanka J/Land oo Dhageysanaya Musharrixiinta Aqalka Sare

Kismaayo

Baarlamaanka maamul golbeedka Jubbaland ayaa maanta bilaabay dhageysiga khudbadaha xubnaha u tartamaya in maamulka ay u matalaan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Guddiga doorashada, ayaa hore Jubbaland ugu celiyay liis ay soo saareen, ka dib markii sida uu guddigu sheegey waafajin waayeen liiskooda qoondadii dumarka loogu talagalay inay Aqalka Sare ku yeeshaan.

Khadar Maxamuud Xareed, wariyaha VOA, ayaa wareystay gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Gud. Barlamanka J/Land