Qaxooti Laga Soo Celiyay Dhadhaab oo Dhibaateysan

Qaxooti

Waxaa degaanka Beled Xaawo ku dhibateysan ku dhawaad 150 qoys oo Somali qaxooti ah oo dhawaan dib loogu celiyay xeryaha dhadhaab.

Dadkan ayaa codsanaya in mar kale dib loogu celiyo xeryihii ay ka soo tageen ka dib markii ay nolosha ku adkaatay.

Dadkani oo la xiriiray wariyaha voa ee gobalka Waqooyi Bari Kenya Maxamed Faarax Shire waxayna uga warameen xaaladda ay ku noolyihiin.

Wareysiga oo halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Qoysas Qaxooti ah oo Cabanaya