Kismayo oo Soo Kabaneysa

Kismaayo

Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa ifa-faalo ku aadan dhanka dib u soo noolashaha adeegyadii arrimaha bulshada ee magaalada kuwaasoo ku bur buray dagaaladii sokeeyay ee ka dhacay magaaladaasi.

Magaalada ayaa haatan waxaa ku soo badanaya warshadaha ganacsiga oo ay magaalada ka hirgelinayaa Ganacsatada deegaanka oo la imanaya hal abuuro iyo fikrado ganacsi.


Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintaan ku eegaya arrimahaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Khadar ee Magaalada Kismaayo