WASHINGTON. DC —
Dagaalka maalmahan ku dhexmarayey magaalada Gaalkacyo ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saameeyey waxbarashada iyo ganacsiga magaalada.
Dadka deegaanka ayaa ka codsaday dhinacyada ay dirirtu u dhaxeyso in ay xabad joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan xal iyo wadahadal.
Wariyaheena Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintaan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta xaaladda Gaalkacyo