RW Sharma'arke oo Cadaado Tagay

Wafdi uu hoggaaminaayo reysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cumar Cabdi Rashiid Cali, ayaa gaarey magaalada Cadaado ee xarrunta KMG ah ee maamulka Galmudug, halkaas oo uu kulamo kula qaatay madaxda maamulka.

Ujeeddada socdaalka wafdiga Reysal wasaare Sharma'arke, ayaa waxa uu ku sheegey inay tahay sidii nabad looga dhalin lahaa magaalada Gaalkacyo, loona joojin lahaa xiisadahii gacan ka hadalka dhaliyay ee dhawaanahan ka dhacay Gaalkacyo.

Halkan hoose ka dhageyso warbixintaasi oo Jamaal Axmed Cismaan inoo soo jeediya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso RW Sharma'arke oo Cadado Tagay