Maalinta Arragga Adduunka oo Muqdisho laga Xusey

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtey munaasabad lagu maamuusaayey maalinta aragga, taas oo ay kas oo qeyb galeen qeybo kala gaddisan oo bulshada ka mid ah. Warbixin ku saabsan munaasabadaas waxaa Muqdisho inooga soo direy wariyaheena Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin maalinta arragga