Faaqidaadda: Go'aanka Culimada ee Qoondada Haweenka

Sheekh Bashiir Salaad

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go’aankii dhowaan kasoo baxay hay’adda Culimada Soomaaliyeed ee ay kaga soo horjeesteen qoondada 30% ee haweenka Soomaaliyeed laga siinayo kuraasta baarlamanka.

Waxaa barnaamijka Muqdisho kusoo diyaariyey weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka