Puntland: Cabsi Laga Qabo Abaaro

Maamulka Puntland ayaa ka digay abaaro ka dhalan kara roob yari ka jirta deegaanada Puntland. Gu'gii lasoo dhaafay oo aanan hoorinna, waxuu dhaliyey cabsi badan iyadoo dadku ay kasii baqayaan in deerta ay hoori waydo. Wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warkan kasoo direy magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Abaaro Laga Cabsi Qabo