Jabuuti oo Lacag ugu Deeqday Jubaland

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Dowladda Jabuuti ayaa maanta maamulka Jubbaland ugu deeqday lacag loogu tala galay in lagu taakuleeyo dadka ay abaaruhu halakeeyeen.

Shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu safiirka Jabuuti ee Soomaaliya uu ku sheegay in deeqda lacageed oo gaareysa 10-kun oo dollar uu soo dhiibay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo lacag ugu deeqday Jubaland