Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan toddobaadkan diiradda ku saareyno dib u dhaca doorashada Soomaaliya. Waxa soo diyaariyay idinla socodsiinaya Axmed Colaad Xasan, oo Muqdisho jooga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda