Michael Keating Oo Arrimaha Somalia Uga Warbixiyey QM

Michael Keating. Photo Courtsey of UN

Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa shaley warbixin ka siiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay xaaladihi ugu danbeeyey ee siyaasadda Soomaaliya.

Mr. Keating ayaa aad ugu dheeraaday sababaha dib u dhigay doorashooyinki la rabay in ay dalka ka dhacaan bishaan iyo bisha soo aadan. Sidoo kale waxa uu sheegay in qaabka ay u dhici doonaan doorashooyinka ay noqon doonaan kuwo hufan oo caalamkana si toos ah ula socon doono.

Warbixinta Michael Keating waxaa dhageysatay oo noo diyaarisay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Michael Keating ee Qaramada Midoobay