Dib u Dhac ku Yimid Doorashooyinka Soomaaliya

Worshippers take part in a procession during the Catholic Washing of the Feet ceremony on Easter Holy Week in the Church of the Holy Sepulchre in Jerusalem's Old City.

Guddiga doorashada ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo ay kaga hadleen kuna xaqiijiyeen dib u dhaca ku yimid taariikhaha horey loogu asteeyey doorashada waddanka ee hay’adaha iyo madaxda dawladda.

Waa markii labaad oo la shaacinayo in doorashada dib u dhac uu ka yimid, ayada oo taariikhdii hore ee doorashada xilka madaxweynaha ay ahayd 10-ka September.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa Khadka telefoonka ee Muqdishu kula xiriirtay weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, waxna ka weydiisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada oo dib u dhacday