10 Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay

Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal shalay gelinkii danbe ku dhexmaray deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo Kooxda Al Shabaab.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyey marki ay ciidamo taabacsan maamulka Koonfur Galbeed ee hoos taga Dowlada Federaalka Soomaaliya weerar ku qaadeen fariisin ay kooxda Shabaab ku lahaayeen deegaanka Iidaale.

Warkan oo dhameystiran waxaa magaalada Baydhabo inooga soo diray wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalk ka dhacay Iidaale