Qarax ka Dhacay Muqdisho oo lagu Dilay Sarkaal Sare

Qarax Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax ka dhacay maanta agagaarka isgoyska Jubba uu ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda nabadsugidda Soomaaliya.

Saddex qof oo kale ayaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxaasi.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa faahfaahinta qaraxan ka waraystay Cabdikaamil Macalin Shukri oo ah Af-hayeenka Wasaaradda Amniga.

Your browser doesn’t support HTML5

Sarkaal lagu dilay Muqdisho