Jabuuti oo Dhiseysa Guryo Shacabku Awoodi Karaan

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dawladdiisu muddada shanta sano ee soo socota ay ka shaqaynayso inay dhisto guryo ay muwaadiniinta Jabuuti awoodi karaan.

Madaxweynaha ayaa sheegaya in hawsha dhismaha guryaha ay dawladdiisu kala kaashan doonto bankiyo dawlado shisheeye.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Jabuuti Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo dhiseysa guryo shacabku awoodi karaan