Guddiga Doorashooyinka oo la Kulmay Soomaalida Nairobi

Cumar Dhagey

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo magaalada Nairobi kula kulmay bulshada Soomaaliyeed ayaa uga warbixiyay halka ay marayaan arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya.

Dadweynihii kulanka ka qeyb galay ayaa sidoo kale halkaasi su’aalo ku weydiiyey guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka Abuukaate Cumar Dhagey.

Kulankaasi waxaa ka qeyb galay oo warbixintaan nooga diyaariyay Wariyaha VOA Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Soomaalida Nairobi