Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Macrafoonka waxaan todobaadkaan kaga hadleynaa joojintii ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ku sameysay qaadki laga keeni jiray dalka Kenya.

Waxaa marti ku ah barnaamijkeena Abukar Cawaale oo u ololeeya joojinta qaadka ee Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida Macrafoonka VOA