Diyaaradaha Jaadka oo Aan Tegin Puntland

Khat

Wali waxaa hakad uu ku jiraa diyaaradihii jaadka ka keeni jirey dalka Kenya ee iman jiray dalka Soomaaliya, kadib go’aankii kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu joojiyey.

Deegaanada Puntland oo shaley uu jaadku ka soo degey ayaaney maanta iman wax diyaarado ah oo jaad sida.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo dirty wariyaheena magaalada Boosaaso Faadumo Yaasin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Jaaka oo aan la keenin Puntland