Warbixinta QM ee Xoriyadda Hadalka Soomaaliya

somalia map

Shalay Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin cusub oo ka digeysa in xadidaada xuriyadda hadalka ay halis ku heyso xilli kala guurka siyaasadeed ee Somalia iyo dimuquraadiyadda, ka dib muddo dhowr iyo labaatan sana ah oo ay Somalia ku jirtay colaad iyo rabshado.

Warbixintan oo ka koobneyd 58 bog muddo afar sanadood ahna la uruurinayay ayaa lagu soo bandhigay magaalada Geneva.

Warbixinta iyo wareysiyo aan la yeelanay madaxda ururada saxaafadda Soomaaliya iyo Somaliland hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xoriyadda Hadalka Soomaaliya