Somaliland iyo DP World oo Heshiis Kala Saxiixday

Berbera Port

Somaliland iyo Shirkadda DP World ayaa maanta magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ku kala saxiixday heshiis ku saabsan maalgelinta dekedda Berbera.

Heshiiska ayaa imanaya xilli dhowaan baarlamanka Somaliland uu ogolaaday heshiiskan ay dowladda la galeyso shirkadda DP World.

Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa weftiga Somaliland ee Dubai u tegey heshiiska dekedda Berberba ayaa faahfaahin ka bixiyey qodobada heshiiska.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo heshiis la gashay DP World