Walaac Laga Muujiyey Habka Maxkamadeynta Somailland

Siilaanyo (Xuska 18-ka May)

Xarunta xuquuqal insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ee Human Rights Center ayaa war murtiyeed ay soo saartay walaac kaga muujisay sida xukuumadda Siilaanyo ay u maxkamadeyso dadka rayidka ah.

Xarunta ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqday inay joojiso dacwado ka dhanka ah dad rayid ah oo ay sheegeen in kiiskooda ay qaado maxkamada ciidanka.

Gudoomiyaha xaruntan Guuleed Axmed Jaamac oo wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac u waramay ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan dad loo xidhay aragtidooda oo ay cabireen.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Hargeysa