Faaqidaadda: Xaaladda Amniga ee Soomaaliya

Banadir Beach Attack

Toddobaadkan waxa ay weerar kala duwan ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho, Gaalkacyo iyo Baardheere ee gobolka Gedo.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda saddexdan weerar. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa xaaladda amniga ee Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka