Gen. Gaafow oo ka Hadlay Weerarkii Banaadir Beach

Gaafoow (Sawirka Radio Muqdisho)

Sagaal qof ayaa ku dhimatay weerarkii xalay ay maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadda Banadir Beach Club ee magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa iskugu jiray qarax iyo maleeshiyo hubaysan oo gudaha u gashay maqaayadda.

Haddaba sida weerarkan u dhacay iyo jawaabta ciidamada dawladda ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay ka waraysatay Agaaismaha Hay’adda Nabdsugidda Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Jeneraal Gaafow