Faaqidaadda: Baarlamanka oo ka Doodaya Dastuurka

Xildhibaanada Soomaaliya

Guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka ayaa toddobaadkan aqalka horkeenay dhowr cutub oo ka mid ah dastuurka oo ay soo jeediyeen in laga sameeyo dood.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa arrintaas, waxaana soo jeedinaya Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka