Warbixin: Qoys Dadka ku Caawiya Boorama

Boorama

Dr. Cabdullaahi Jaamac Abiib iyo Edna Macalin Cabdiraxmaan waa qoys qurbaha ka tegey oo haatan hawlo samafal ka wada magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.

Qoyskan ayaa shaqooyin samafal ah iyo wacyi gelin ka wada gobolka Awdal, sidoo kale hawlahan samafal waxaa kala qayb gala ubadkooda.

Haddaba Weriyaha VOA ee Borama Hashim Sheekh Cumar Good ayaa qoyskan ka waraystay waxyaabaha ay la kulmeen intii ay intii ay hawshan gacanta ku hayeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Qoys dadka Caawiya