Wareysi: Safiirkii Jabuuti ee Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Djibouti u fadhiyay Soomaaliya Dayib Dubbad Rooble oo waqtigiisu uu dhammaaday ayaa Berito ka tagaya magaalada Muqdisho ka hor inta uusan bilaabin shaqadiisa cusub ee safiirka Djibouti ee Dalka Qadar.

Mr. Rooble oo muddo 7 sana ah soo ahaa safiirka Djibouti ee Somalia ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay shaqaddii uu ka soo qabtay Somalia

Wariyeheenna Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa Dandjiraha kula xiriiray khadka taleefanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Safiirkii Jabuuti ee Somalia