Madaxweynaha Soomaaliya oo Ansixiyey Sharci Cusub

Madaxweyne Xasan oo saxiixaya sharciga

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, ayaa maanta Muqdisho ku saxiixay sharciga dhismaha guddiga xuquuqda aadanaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in sharcigan uu ka tarjumayo muhiimaddu ay dowladiisu siinayso dhowrista xuquuqdad aasaasiga iyo xorriyadda ay tahay inuu helo qof walba oo Somalia ku nool.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharciga cusub ee uu madaxweynaha saxiixay