Weerar Lagu Qaaday Amisom

AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in gaadiid kolonyo ah oo ay galbinayeen ciidamada AMISOM lagu weeraray meel u dhaxeysa garoonka Balli-Doogle iyo degmada Leego.

Sida uu VOA u sheegay gudoomiye ku xigeeenka Sh/hoose,Cabdifataax Cabdulle, mucaawinada ayaa qeyb ka aheyd deeq ay Dowlada Turkiga soo gaarsiiyey dhawaan Soomaaliya, waxaana ay kusiijeeday gobollada Bay iyo Bakool.

Hadaba si aan xog badan uga ogaano qasaaraha uu geystay weerarkaasi, ayaa wariyaheena Sahra Cabdi Axmed, waxay ka wareysatay gudoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaah Cabduulle Yuusuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Kolonyo ay la socdeen ciidanka AMISOM oo la weeraray