Dowladda oo Raashin Dhacay soo Bandhigtay

Dowladda Somalia ayaa maanta Muqdisho kusoo bandhigtay raashin deeq ah oo xumaaday oo laga keenay dalka Masar.

Dowladdu waxay sheegtay in raashinkaasi aan la isticmaali karin, isla markaana amartay in shirkaddii raasihnkaasi keentay ay dib u celiso.

Warbixin arrintaasi ku saabsan, waxaa magaalada Muqdisho kasoo soo diray wariyaheena, Axmed Xasan Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta raashinka hallaabay ee Masar laga keenay